XAFIISYADA UNSOM

Xarunta dhexe ee UNSOM waxay ku taal Muqdisho, waxaanse xafiisyo ku leennahay guud ahaan Soomaaliya, sida ay codsatay Dowladda Federaalka ah islamarkaana daruufta ammaanku ay ogolaatay.

Magaalooyinka xarumaha UNSOM ku yaallaan waxaa ka mid ah, Muqdisho, Kismaayo, Hargeysa, Garowe, Baydhaba iyo Beledweyne.