Jump to navigation
All UN missions
Muqdisho/New York, 22 Febraayo 2021–Siyaasadda murugsan ee haatan Soomaaliya ka taagan iyo baahida loo qabo wadaxaajood iyo isu-tanaasul si loo xalliyo ayuu aad uga hadlay maanta Ergeyga Qaramada Midoobay ee dalka kulankii Golaha Ammaanka.
Muqdisho — Dowladda Soomaaliya iyo bahwadaagteeda caalamka waxa ay raadinayaan $1.09 bilyan si taageero noloshooda lagu badbaadinayo loogu sameeyo dad tiradoodu ay gaareyso afar milyan oo aad u nugul kuwaas oo ay saameeyeen xaalada bani’aadannimo ee sii xumaaneysa ee guud ahaan d
Hargeisa – Waxda Haweenka QM iyo Ururuka Qareenada Haweenka Somaliland (SWLA) ayaa iska kaashanaya sidii ay haweenka fursad wanaagsan ugu heli lahaayeen nidaamka cadaaladdda iyo in sare loo qaado awoodda haweenka ee dhinaca sharciga.
Hargeysa- Xiriirka mudada dheer iyo taageerada dhinacyada kala duwan ka kooban ee u dhexeeya Qaramada Midoobay iyo Somaliland ayaa diiradda lagu saaray booqashadii ugu dambaysay ee ay mas’uuliyiintii sare ee ka socota hay'adda adduunka ku tageen caasimaddeeda Hargeysa.
Galab wanaagsan.
Waxaan rabaa in aan ku bilaabo in aan uga mahadceliyo madaxweyne Muse Cabdi iyo kooxdiisa soo dhaweynta diiran ee aan halkan kala kulanay maanta.
Baydhabo – Nolosha Faadumo Isaaq Maxamed iyo tobankeeda ciyaal waa halgan joogta ah.
Kismayo – Taageerada Qaramada Midoobay ee ay Jubaland siiso kuwaas oo ka kooban qeybo kala duwan oo ay ka mid yihiin caafimaadka iyo badqabka aas aasiga ah ilaa iyo kobcinta dhaqaalaha, awood siinta iyo ilaalinta dadka kuwooda ugu nugul ayaa ka mid ahaa mawduucyadii ay kala hadleen wafdig
Galab wanaagsan, Md. Madaxweyne.
Waxaan rabaa in aad ku bilaabo in idiinka mahadceliyo , adiga – madaxweyne Axmed Maxamed Islaan ‘Madoobe’ iyo kooxdaada soo dhaweynta diiran ee aad halkan Kismaayo iigu sameyseen maanta.
Muqdisho – Saaxiibada beesha caalamku* waxay soo dhoweynayaan magacaabidda Guddiyada Heer Dowlad Goboleed ee Hirgelinta Doorashada Jubaland iyo Puntland, ee la soo bandhigay 27ka bisha Janaayo.
Jowhar - Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo ku sugan Hirshabeelle ayaa soo dhoweeyay horrumarradii ugu danbeeyay ee laga gaaray xaaladaha cakirnaa ee la soo darsayay doorashooyinka qaran ee dalka.