Hawlgalkii Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ayey shaqadiisa xirantay 31-kii Oktoobar 2024-kii, waxaana lagu bedelay Hawlgalka Kalaguurka ee Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS) Jimcihii, 1-dii Nofeembar 2024-kii, iyadoo la raacayo qaraarkii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee tirsigiisu ahaa 2753.
Isbadalka ayaa ka tarjumaya horumarka dalka ka jira, waxaana sidoo kale uu waafaqsan yahay codsigii Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ahaa in xafiiska UNSOM lagu wareejiyo kooxda Qaramada Midoobay ee dalka, muddo labo sano ah marka la gaaro Oktoobar 2026-ka.
Xogta khuseeya hawlgalka UNTMIS waxaa laga heli karaa halkan:
12 Apr 2023 - Mudanayaal iyo marwooyin ee bahda saxaafadda,
Waxaan jecelahay inaan Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo dadka Soomaaliyeed uga mahadceliyo sida diiran ee la ii soo dhoweeyay.
Waxaan ku faraxsanahay inaan halkan ku soo laabto iyadoo lagu jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.
Tani...
11 Apr 2023 -
Mudane Madaxweyne,
Xubnaha bahda saxaafadda,
Waxaan ku faraxsanahay inaan ku soo laabto Soomaaliya, lix sanno ka dib booqashadaydii iigu horeysay anigoo ah Xoghayaha Guud, ka sokow booqashooyinkii badnaa ee aan ku imid anigoo ah Wakiilka Sare ee Qaxootiga muddo 10 sanno ka...
04 Sep 2016 - Warbixinta Qaramada Midoobay ee xorriyadda hadalaka ee Soomaaliya ee lasoo saaray Axaddi ayaa tilmaantay horumarka laga gaaray maamul dhisidda Soomaaliya, laakiin warbixintu waxay sidoo kale soo bandhigtay xaaladaha aadka u adag ee ay kusii jiraan wariyeyaasha, difaacayaasha...
26 Jul 2016 - Xoghayaha-Guud ayaa cambaareeyay weerarki argagixiso ee maanta ka dhacay agagaarka Gegida Dayuuradaha ee Caalamiga ah ee Muqdisho. Wuxuu tacsi tiraanyo leh u diray saaxiibada iyo qoysaska dadki ku geeriyooday, wuxuuna inti ku dhaawacantay u rajeeyay inay si dhakhso leh u...