Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho – Saaxiibada beesha caalamka* ayaa aad uga walaacsan rabshadaha haatan Laascaanood ka socda ee sababay waxyeellada dad rayid ah oo ay ku jiraan carruur.
Muqdisho – Saaxiibada Beesha Caalamka* Waxay soo dhoweynayaan dadaallada ay wadaan madaxda Soomaaliya si loo hormariyo arrimaha mudnaanta leh ee ku saabsan nabad-dhisidda iyo dowlad-dhisidda, oo ay ku jiraan shirarka joogtada ah ee Golaha Wadatashiga Qaranka.
Muqdisho – Saaxiibada Beesha caalamka* ayaa ka walaacsan rabshadaha Laascaanood ee sababay dhimashada iyo dhaawaca dad rayid ah. Ka hortagga rabshadaha iyo xaqiijinta ilaalinta dadka rayidka ah ayaa ugu muhiimsan.
Muqdisho – Axmed Cabdullaahi Axmed, waxa uu aaminsan yahay waxbarashada. Waxa uu rumeysan yahay awooddeeda in uu wax kaga beddelo nolosha walaalihiisa Soomaaliyeed iyo awooddeeda in ay gacan ka gaysato beddelidda Soomaaliya.
Muqdisho – Muhiimadda ay leedahay in haweenka iyo carruurta dalka ku barakacay laga ilaaliyo xadgudubyada la xiriira jinsiga ayaa toddobaadkan diiradda lagu saarey dood ay Qaramada Midoobay taageertay oo lagu qabtay Muqdisho.
Muqdisho – Iyadoo la xusayo maalinta xuquuqul insaanka sannadkan, Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa Soomaalida ugu baaqday inay u istaagaan xuquuqul insaanka si loo xaqiijiyo in qof kasta, oo ay ku jiraan xubnaha bulshada nugul iyo kuwa la heyb sooco, dadka naafada ah, dadka g
Muqdisho – Qaybta xirfadaha aqoonta ee Soomaaliya ayaa dhawaan sii kordhay, iyada oo shahaadooyin kala duwan oo daraasaadka sare ah la guddoosiiyey 116 arday – oo uu ku jiro madaxweynaha dalka.
Muqdisho – Iyadoo la xusayo maalinta caalamiga ah ee dadka naafada ah (IDPD), Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa maanta ku ammaantay maamullada Soomaaliya horumarka ay ka gaareen aqoonsiga xuquuqda dadka naafada ah, waxayna ku dhiirigelisay inay sii xoojiya