Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho – Saaxiibada caalamku* waxay boorrinayaan in la dhammaystiro doorashada golaha shacabka oo loo dhan yahay, laguna kalsoonaan karo oo ay aqbali karaan dhammaan daneeyayaasha doorashada iyo shacabka Soomaaliyeed sida ku cad jadw
Muqdishu - Saaxiibada caalamku* waxay boorrinayaan in la dhammaystiro doorashada golaha shacabka oo loo dhan yahay, laguna kalsoonaan karo oo ay aqbali karaan dhammaan daneeyayaasha doorashada iyo shacabka Soomaaliyeed sida ku cad jadwal la shaaciyey,
Anita Kiki Gbeho waa xubin hawl-wadeen muddo dheer ka shaqaynaysay Qaramada Midoobay, waxayna ku hoos shaqaynaysay calanka buluuga ah in ka badan 25 sano.
Mudane Madaxweyne, Xubnaha sharafta leh ee Golaha,
Muqdishu –Saaxiibbada Caalamiga* ah ee Soomaaliya ayaa soo dhaweeyey dhammeystirka doorashada Aqalka Sare ee daba socotay kulanki Golaha Wadatashiga Qaran ee 11 ka Nofeembar iyo ballan qaadka hoggaamiyeyaasha ee dhammeystirka doorashooyinka Golaha Shacabka ugu dambeyn dhammaadka
Garowe – Samsam Siciid Maxamed waxay xilli hore oo aysan da’adeedu sidaa usii waynaynba garowsanayd in xaaladda ay haweenka Soomaaliyeed kunool yihiin aysan ahayn sidii loo baahnaa, ayadana uu saaran yahay waajib ay kaga qayb qaada
Muqdisho – Iyada oo soo gebagebeyneysa booqasho shan maalmood ah oo ay ku joogtey Soomaaliya, ayey sarkaal sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay maanta ugu baaqday madaxda Soomaaliya in ay dardargeliyaan dadaallada ku aaddan dhameystir
Muqdisho – Tobaneeyo sano oo dagaal iyo qalalaase sokeeye ah ayaa waxyeelleeyay bii’ada Soomaaliya, iyadoo muddo dheer si adag diiradda loo saarayey baahiyaha bani'aadamnimo ee dalka.
Muqdisho – Saaxiibada beesha caalamka* waxay aad uga walaacsanyihiin dib-u-dhaca kusii socda geedi-socodka doorashada Soomaaliya.