Jump to navigation

UNUN
Waaxda Arrimaha Siyaasadda
  • En
  • Somali
Find UNSOM on TwitterFind UNSOM on FacebookFind UNSOM on YouTubeFind UNSOM on FlickrFind UNSOM on SoundcloudFind UNSOM on VimeoUNSOM RSS feed

Aminta Gudaha

20:18 - 08 Jun

Dhammaan Howlgallada QM

Home UNSOM

Hawlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Raadi

  • Hoy
  • Ku saabsan
    • Waajibaad
    • Hoggaan
    • Xafiisyada UNSOM
  • Warar
    • Dhacdooyinkii ugu dambeeyay
    • Wararka
    • Warar xul ah
    • Warsaxaafadeedyo
      • War-murtiyeedyo
    • Khudbooyin/Xog-warran
    • Warbixinnada Billaha ah oo Kooban
    • Xiriirrada Warbaahinta
  • Hawlaha
    • Arrimaha Siyaasadda
    • Taageerada isku dhafka ee doorashooyinka
    • Ku Dhaqanka Qaanuunka iyo Ammaanka
      • Booliiska UNSOM
      • Qaybta Isku-dhafan ee Garsoorka iyo Asluubta
      • Qaybta Dib-u-habeynta Waaxda Amniga
      • Qaybta Hub-ka-dhigista, Abaabul-ka-saaridda iyo Bulsho-dib-u-dhexgelinta
      • Dib-u-habaynta Waaxda Difaaca
      • Hay'adda Miino Baarista ee Qaramada Midoobay (UNMAS)
    • Kooxda xuquuqda aadanaha iyo ilaalinta
    • Sinnaanta Jinsiga iyo Awood-siinta Haweenka
    • Ka Hortagga iyo La Dagaallanka Rabshadaha Xagjirnimada
    • Xiriirka Istiraatijiga Ah Iyo Arrimaha Bulshada
    • Isu Duwidda Deeq Bixinta
    • Soo Kabashada Bulshada Iyo Fidinta Awoodda Dowladda Iyo Isla Xisaabtanka (CRESTA/A) /A
    • Deegaanka iyo Sugnaanta Cimilada
    • Awood Siinta Dhallinyarada
  • Ilaha Xogta
    • Qaraarrada Golaha Ammaanka
    • Warbixinnada Xog-hayaha Guud
    • Warbixinnada loo Jeediyay Golaha Ammaanka ee QM
    • Dokumentiyada Muhimka ah

You are here

  1. Home

OGEYSIIS

Hawlgalkii Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ayey shaqadiisa xirantay 31-kii Oktoobar 2024-kii, waxaana lagu bedelay Hawlgalka Kalaguurka ee Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS) Jimcihii, 1-dii Nofeembar, iyadoo la raacayo qaraarkii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee tirsigiisu ahaa 2753. 

Isbadalka ayaa ka tarjumaya horumarka dalka ka jira, waxaana sidoo kale uu waafaqsan yahay codsigii Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ahaa in xafiiska UNSOM lagu wareejiyo kooxda Qaramada Midoobay ee dalka, muddo labo sano ah marka la gaaro Oktoobar 2026-ka.

Inta la dhammaystirayo websaydka cusub ee UNTMIS, iyo baraha bulshada xogta khuseeya hawlgalka waxa laga heli doonaa:

Barta Facebook ee UNTMIS: https://www.facebook.com/UNTMIS

Barta X ee UNTMIS: https://x.com/UNTMIS_

 

Warbixinnada Guud ee UNSOM/OHCHR (2016-2024)

  1. Warbixinta dadweynaha "Xoriyadda Hadalka ee Soomaaliya - Danta Guud " (Agoosto 2018 - Diseembar 2022)
  2. Burburinta aasaaska Nabadda, Amniga iyo Xuquuqda Aadanaha ee Soomaaliya – 1-da Jannaayo 2020 – 31 Disembar 2021
  3. Codad aan la maqlin, Sibtembar 2019
  4. Warbixinta Ilaalinta shacabka, 1-da Jannaayo 2017 – 31-ka Disembar 2019
  5. Ku raaxaysiga aan la hubin ee xorriyatul qowlka ee Soomaaliya – Sibtembar 2018
  6. Xuquuqda Aadanaha ee Geeddi-socodyada Doorashooyinka Soomaaliya - Agoosto 2018
  7. Warbixinta ilaalinta shacabka: Dhisidda aasaaska Nabadda, Amniga iyo Xuquuqda Aadanaha ee Soomaaliya, 10-ka Disembar 2017
  8. Warbixinta Xuquuqda Xorriyatul Qowlka – Agoosto 2016
  • Muuqaallo
  • Cod
  • Sawirro

Twitter

Tweets by @UNSomalia
Copyright © 2025 United Nations
  • A to Z Site Index
  • Nala soo xiriir
  • DIGNIIN BEEN-ABUUR
  • KHARIIDADDA GOOBTA
  • OGEYSIISKA KHUSUUSIYADDA
  • Shuruudaha adeegsiga
  • Xuquuqda lahaanshaha
Find UNSOM on TwitterFind UNSOM on FacebookFind UNSOM on YouTubeFind UNSOM on FlickrFind UNSOM on SoundcloudFind UNSOM on VimeoUNSOM RSS feed