Warbixinnada Xog-hayaha Guud

Muuqaalka sare ee Golaha Ammaanka oo yeelanaya kulan ku saabsan Soomaaliya. Sawirka QM

2021

  • 17 Febraayo – Warbixinta Xoghayaha Guud ee QM ee Somalia [S/2021/154] 

 

2020

  • 02 Nofeembar –Warbixinta Xoghayaha Guud ee QM ee Somalia  gaar ahaan dhanka burcad badeedda ka qoowlaysata xeebaha Somalia [S/2020/1072]
  • 13 Agoosto – Warbixinta Xoghayaha Guud ee QM ee Somalia [S/2020/798]
  • 11 Agoosto – Gebagebada kooxda ka shaqaynaysey Caruurta iyo Saamaynta Colaadaha Hubaysan ee Somalia [S/AC.51/2020/6]
  • 04 Agoosto – Warbixintii 11-aad ee Xoghayaha Guud ee QM ee halista kooxda ISIL (Daacish) ay ku hayso nabadda iyo amaanka adduunka iyo dedaalladda QM iyo dalalka taageera ee kahortagga halistooda. [S/2020/774]
  • 13 Maajo – Warbixinta Xoghayaha Guud ee QM ee Somalia [S/2020/398]
  • 04 Maarso – Warbixinta Xoghayaha Guud ee Carruurta iyo Saamaynta Colaadaha Hubaysan ee Somalia [S/2020/174]
  • 13 Febraayo –Warbixinta Xoghayaha Guud ee QM ee Somalia [S/2020/121]

 

2019

  • 15 Agoosto –Warbixinta Xoghayaha Guud ee QM ee Somalia  [S/2019/661]
  • 15 Maajo –Warbixinta Xoghayaha Guud ee QM ee Somalia  [S/2019/393]

 

2018

  • 21 Diseembar –Warbixinta Xoghayaha Guud ee QM ee Somalia [S/2018/1149]
  • 10 Oktoobar–Warbixinta Xoghayaha Guud ee QM ee xaaladda burcad badeedda ka qowlaysata xeebaha Somalia [S/2018/903]
  • 30 Agoosto –Warbixinta Xoghayaha Guud ee QM ee Somalia  [S/2018/800]
  • 02 Maajo –Warbixinta Xoghayaha Guud ee QM ee Somalia  [S/2018/411]

 

2017

  • 26 Diseembar–Warbixinta Xoghayaha Guud ee QM ee Somalia  [S/2017/1109]
  • 05 Sebtembar–Warbixinta Xoghayaha Guud ee QM ee Somalia  [S/2017/751]
  • 09 Maajo –Warbixinta Xoghayaha Guud ee QM ee Somalia  [S/2017/408]
  • 09 Janaayo–Warbixinta Xoghayaha Guud ee QM ee Somalia  [S/2017/21]

2016

  • 09 May 2016 – Warbixinta Xoghayaha Guud ee Soomaaliya [S/2016/430]
  • 08 Jannaayo 2016– Warbixinta Xoghayaha Guud ee Soomaaliya [S/2016/27]

2015

  • 12 Oktoobar 2015 - Warbixinta Xoghayaha ee burcad badeedka hubeysan ee xeebaha Soomaaliya [S/2015/776]
  • 11 Sebtembar 2015 - Warbixinta Xoghayaha Guud ee Soomaaliya [S/2015/702]
  • 12 May 2015 - Warbixinta Xoghayaha Guud ee Soomaaliya [S/2015/331]
  • 23 Jannaayo 2015 - Report of the Secretary-General on Somalia [S/2015/51]

2014

  • 16 Oktoobar 2014 - Warbixinta Xoghayaha Guud ee xaaladda burcad badeedda hubeysan ee ka kacday xeebaha Soomaaliya [S/2014/740]
  • 25 Sebtembar 2014 - Warbixinta Xoghayaha Guud ee Soomaaliya [S/2014/699]  
  • 12 May 2014 - Warbixinta Xoghayaha Guud ee Soomaaliya [S/2014/330]
  • 03 Maarso 2014 - Warbixinta Xoghayaha Guud ee Soomaaliya [S/2014/140]

2013

  • 02 Disembar 2013 - Warbixinta Xoghayaha Guud ee Soomaaliya [S/2013/709]
  • 21 Oktoobar 2013 - Warbixinta Xoghayaha Guud ee xaaladda burcad badeedda hubeysan ee ka kacday xeebaha Soomaaliya [S/2013/623]  
  • 14 Oktoobar 2013 – Xaashi Xoghayaha Guud u diray Madaxweynaha Golaha Ammaanka oo ku saabsan qaabeynta hawlgalka isku-dhafka ah ee Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobey. [S/2013/606
  • 03 Sebtembar 2013 - Warbixinta Xoghayaha Guud ee Soomaaliya [S/2013/521]
  • 19 April 2013 - Xaashi Xoghayaha Guud u diray Madaxweynaha Golaha Ammaanka oo ku saabsan waxyaabahii ka soo baxay indho-indheyn lugu sameeyey hawlgalka qiimeynta farsamo ee Soomaaliya. [S/2013/239]