Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Arrimaha Soomaaliya, SRSG Nicholas Kay ayaa salaan aad u diiran u diray dhalinyarada Soomaaliyeed, taas oo ku beganayd Maalinta Dhalinyarada Aduunka.
Warar
Ergeyga QM ee Soomaaliya oo soo dhoweeyay caleemasaarka Madaxweynaha Maamulka Ku-Meelgaarka Galmudug
Cadaado – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa soo dhoweeyay caleemasaarka Madaxweynaha Maamulka Ku-Meelgaarka Galmudug (MKGG), Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed.
23 Jul 2015