Kismaayo – Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay James Swan, oo bilaabay kulamadii ugu horeeyay ee uu la yeelanayo madaxda Dowlad-goboleedyada Soomaaliya ayaa maanta booqasho ku tagey Jubaland halkaasi oo uu kula kulmay Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam “Madoo