Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Galab wanaagsan, Md. Madaxweyne.
Waxaan rabaa in aad ku bilaabo in idiinka mahadceliyo , adiga – madaxweyne Axmed Maxamed Islaan ‘Madoobe’ iyo kooxdaada soo dhaweynta diiran ee aad halkan Kismaayo iigu sameyseen maanta.
Muqdisho – Saaxiibada beesha caalamka* waxay soo dhaweynayaan ku-dhawaaqista 30kii Janaayo uu Madaxweynaha Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ku dhawaaqay in uu shir wadatashi ah la yeelan doono madaxda Dowlad Goboleedyada, shirkaas oo lagu qaban doono magaalada Dhusamareeb inta u dhexeys
Muqdisho – Saaxiibada beesha caalamka* waxay soo dhaweynayaan ku-dhawaaqista 30kii Janaayo uu Madaxweynaha Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ku dhawaaqay in uu shir wadatashi ah la yeelan doono madaxda Dowlad Gobo
Muqdisho – Saaxiibada beesha caalamku* waxay soo dhoweynayaan magacaabidda Guddiyada Heer Dowlad Goboleed ee Hirgelinta Doorashada Jubaland iyo Puntland, ee la soo bandhigay 27ka bisha Janaayo.
Jowhar - Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo ku sugan Hirshabeelle ayaa soo dhoweeyay horrumarradii ugu danbeeyay ee laga gaaray xaaladaha cakirnaa ee la soo darsayay doorashooyinka qaran ee dalka.
Galab wanaagsan Md. madaxweyne,
Muqdisho – Xilli Soomaaliya ay ka gudbeyso sanad-guuradii 30-aad ee ka soo wareegtay tan iyo markii uu qarxay dagaalkii sokeeye, ayey saraakiil sar sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay xuseen geesinimada iyo adkeysiga muwaadiniinta Soomaaliyeed kuwaas oo u adkeystay qaar ka mid ah
Garowe – Hawsha lagu diiwaan galinayo, lagula soconayo, laguna kaydinayo xogta la xiriirta kiisaska shaqaaqooyinka ka dhanka ah Jinsiga (GBV) ee Dawlad Goboleedka Puntland ayaa laga qabaa rajo baaxad leh oo sare loogu qaadayo arimahan, wuxuuna kusoo aadaya xilli shalay xarigga la