Xubnaha Golaha Ammaanka ayaa si xooggan u cambaareeyay weerarkii Al-Shabaab 14 April ay ku qaadeen wasaaradda Tacliinta Sare kaasi oo ay ku dhinteen shacab Soomaaliyeed, xubno ka tirsan ciidamada ammaanka iyo askari ka tirsan Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya AMISOM