New York, 26 Nofeembar 2021 - Xoghayaha Guud ee QM ayaa si adag u cambaareeyey weerarkii argagixiso ee galaaftay nolosha dad badan ee shalay lagula beegsaday kolonyada ka tirsan Qaramada Midoobay ka soo horjeedka Dugsiga Mucaasir ee magaalada Muqdisho,