Copenhagen - Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Sooomaaliya, Nicholas Kay, Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Goodax Barre, iyo Ku-xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoo
Warar
Ergeyga QM oo walaac ka muujiyay rabshadaha Somaliland, uguna baaqay dhinacyada in ay is xakameeyaan
Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa walaac ka muujiyay rabshadii dhacday 15ka November xilligii laysku diyaarinayey doorashada baarlamaanka ee Soomaaliland.
17 Nov 2014