Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho - Jaceylka ay Hinda Daahir Jaamac ay u qabto saxaafadda waxa uu billowday xilli hore, taas oo ay u soo martay xaalado dhib iyo kadeed leh.
New York - Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa si kulul u cambaareeyay weerarradii argagaxiso ee ay dadka badani ku dhinteen ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho.Wuxuu tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska dhibanayaasha, wuxuuna u rajeeyay caafimaad degdeg ah kuwii ku dhaaw
Muqdisho – Ku-xigeenka cusub ee Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay (DSRSG), Marwo Anita Kiki Gbeho, ayaa maanta timid magaalada Muqdisho si ay si rasmi ah ula wareegto waajibaadkeeda xileed ee Howlgalka Kaalmeynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM).
Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxay soo dhoweynayaan sii socoshada wadahadalada 1dii Maarso ee u dhaxeeyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Golaha Musharaxiinta Madaxweynaha.
Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxay soo dhoweynayaan sii socoshada wadahadalada 1dii Maarso ee u dhaxeeyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Golaha Musharaxiinta Madaxweynah
Baydhabo –Nasiino iyo deganaansho ayaa dhif iyo nadir ku ah Isbitaalka Gobolka Baay ee magaalada Baydhabo.
Muqdisho – Saaxiibbada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxay ugu baaqayaan dhamaan saxiixayaasha heshiiskii 17kii Sebtember inay si deg-deg ah isugu yimaadaan si loo dhamaystiro hirgelinta hannaanka doorashada, iyadoo laga amba-qaadayo howshii ay qabteen Guddiga Farsamada ee ku kulmay magaa
Muqdisho – Saaxiibbada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxay ugu baaqayaan dhamaan saxiixayaasha heshiiskii 17kii Sebtember inay si deg-deg ah isugu yimaadaan si loo dhamaystiro hirgelinta hannaanka doorashada, iyad
Muqdisho/New York –Siyaasadda murugsan ee haatan Soomaaliya ka taagan iyo baahida loo qabo wadaxaajood iyo isu-tanaasul si loo xalliyo ayuu aad uga hadlay maanta Ergeyga Qaramada Midoobay ee dalka kulankii Golaha Ammaanka.
New York – Xoghayaha Guud wuxuu aad uga walaacsan yahay rabshadaha ka dillaacay magaalada Muqdisho. wuxuuna ugu baaqayaa dhinacyada oo dhan inay is xakameeyaan ayna is dejiyaan.