Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Sharm el-Sheekh – Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa maanta la kulmay Madaxwaynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kadib markii ay ka qayb galeen Shirka Dowladaha Jaamacadda Carabta.
Muqdisho - Ergayga Gaarka ah ee Xog-hayaha Guud ee Qaramada Middobay u Qaabilsan Soomaaliya SRSG Nikolas Kay ayaa aad u cambaareeyay weerarkii argagixisinimo ee shalay lagu qaaday Hoteel ku yaala caasimada Mugdisho, weerarkaas oo sababay in ay dad badan oo rayidah ku dhintaan sid
Muqdisho – Ergayga Gaarka ah ee Xog-hayaha Guud ee Qaramada Middobay u Qaabilsan Soomaaliya SRSG Nikolas Kay ayaa aad u cambaareeyay weerarkii argagixisinimo ee shalay lagu qaaday Hoteel ku yaala caasimada Mugdisho, weerarkaas oo sababay in ay dad badan oo rayidah ku dhintaan sid
Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa soo dhoweeyay sida adag ee ay madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamul-Goboleedyada uga go’antahay inay ka soo baxaan shuruudaha iyo jadwalka waqti ee Ar
Muqdisho – Ayagoo ka hadlaayay munaasabad heerkeedu sareeyo oo looga hadlaayay xadgudubyada galmada kusaleysan ee ka jirta soomaaliya, ayaa wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas kay iyo wakiilka gaarka ah ee Ururka Midowga Afrik
MUQDISHO - Qaramada Midoobay, Ururka Midowga Afrika, Uruka Midowga Yurub, Urur Goboleedka IGAD, Dowladda Ingriiska, iyo dowladda Maraykanka ayaa si wada jir ah u soo dhoweeyay dadaalka ay wadaan Odayaasha iyo Ganacsatada Gobolaada Dhexe ee Soomaaliya si ay nabadi ugu xaliyaan sh
Muqdisho – Qaramada Midoobay, Ururka Midowga Afrika, Uruka Midowga Yurub, Urur Goboleedka IGAD, Dowladda Ingriiska, iyo dowladda Maraykanka ayaa si wada jir ah u soo dhoweeyay dadaalka ay wadaan Odayaasha iyo Ganacsatada Gobolaada Dhexe ee Soomaaliya si ay nabadi ugu xaliyaan sha
Muqdisho - Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u Qaablisan Soomaaliya, Nikolas Kay, ayaa si kulu u cambaareeyay weerarkii maanta lagu qaaday Hoteelka Central- Dhexe- ee ku yaala Muqdisho, weerarkaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac badan oo ay ku jiraan saraakiil sar sare ee Do
Muqdisho – Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u Qaablisan Soomaaliya, Nikolas Kay, ayaa si kulu u cambaareeyay weerarkii maanta lagu qaaday Hoteelka Central- Dhexe- ee ku yaala Muqdisho, weerarkaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac badan oo ay ku jiraan saraakiil sar sare ee Do