Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho – Qaramada Midoobay, Urur-Goboleedka IGAD, Midowga Yurub (EU), Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Dowladda Maraykanka iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska waxay soo dhoweynayaan dhisidda baarlamaan goboleedka Jubba.
New York – Xubanaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa caro ka muujiyay weerarkii maanta ee ka dhanka ahaa gaari ay leedahay Qaramada Midoobay ee ka dhacay Garowe, Soomaaliya, kaasi oo mas’uuliyaddiisa ay sheegteen Al Shabaab weerarkaas oo dhaliya
Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaalia, Nicholas Kay, ayaa caddeeyay sida uu uga carooday weerarkii argagaxiso ee maanta ee keenay dhimashada afar ka mid ah shaqaalaha UNICEF iyo labo waardiye.
Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Qaramadda Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya, SRSG Nicholas Kay ayaa si aad ah u cambaareeyay weerarka lagu qaaday gaari ay leedahay Qaramada Midoobay oo yaalay magaalada Garoowe weerarkaasoo sababay dhimashada iyo dhaawaca dad badan.
Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa si adag u cambaareeyey weerarkii lagu qaaday baabuur ay Qaramada Midoobay leedahay oo ka dhacay maanta Garoowe, kaasoo sababay dhimashada iyo dhaawaca dhowr qof.
New York – Afhayeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa muujiyay caradiisa ku aaddan weerarkii subixii maanta lagu qaaday gaari ay leedahay Qaramada Midoobay ee ka dhacay Garowe ee Dowlad Gobaleedka Puntland.
Muqdisho – Qaramada Midoobay, Urur-goboleedka IGAD, Ururka Midowga Yurub, Ururka Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, Dowladda Maraykanka, Dowladda Ingiriiska, Sweden, Talyaaniga, Itoobiya, Uganda, iyo Turki ayaa soo dhoweeyay furitaanka Shirka maamul-u samaynta Gobolada Dhexe