“Heshiiskii ballaarnaa ee siyaasadeed” ee Sabtembar la gaaray ee soo afjaray ismari waagii labada sano ahaa ee halkan Soomaaliya waa qasab in la texgeliyo isla markaana la ballaariyo” waxaa Golaha Ammaanka sidaas ka sheegay Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay maalinkii Isniinta aha