Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho – Saaxiibbada Caalamku* waxay soo dhaweynayaan horumarka laga sameeyay hirgelinta Heshiiskii 27-kii May oo ay wada saxiixeen Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynayaasha Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaa
Mudane Madaxeyne, Wakiillada Warbaahinta,
Muqdisho – Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay dhammaan Soomaalida u rajaynayaan “Ciid Wanaagsan.”
Muqdisho – Dawladda Talyaaniga ayaa ku kordhisay $2 milyan doollar oo tabarucaad ah si loogu maalgeliyo Barnaamijka Horumarinta Qaybaha Wax-soo-saarka (PSDP) kaasoo lagu doonayo in lagu kobciyo shaqo abuurka, helitaanka fursadaha dhaqaale ee haweenka iyo dhalinyarada, horumarinta
Muqdisho – Saaxiibada caalamiga ah ee Soomaaliya* waxa ay soo dhaweynayaan shirkii guusha ku soo dhammaaday ee Golaha Wadatashiga Qaranka ee dhacay 29kii Juunyo, waxa ayna ku bogaadinayaan Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen R
Muqdisho – Saaxiibada caalamiga* ah ee Soomaaliya waxa ay soo dhaweynayaan shirkii guusha ku soo dhammaaday ee Golaha Wadatashiga Qaranka ee dhacay 29k
Muqdisho – Wakiilka Gaarka ee Xoghayaha-Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya, James Swan ayaa dadka iyo dowladda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey sanadguurada madaxbanaanida dalkooda.