Qaraarrada Golaha Ammaanka

Muuqaalka sare ee Golaha Ammaanka oo yeelanaya kulan ku saabsan Soomaaliya. Sawirka QM

Qaraarrada Golaha Ammaanka ee Soomaaliya 
 
2022
  • 26 Maajo- Ku saabsan muddo kordhinta sharciyadda ee UNSOM ilaa 31-da Oktoobar 2022 [S/RES/2632]
  • 31 Maarso - Dib-u-habaynta AMISOM ee Hawlgalka ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) [S/RES/2628]

2021

  • 21 Diseembar  - Kordhinta sharciyadda AMISOM ilaa 31 Maaso 2022 [S/RES/2614]
  •   3 Diseembar - Tillaabooyinka kahortagga burcad badeedda Somalia [S/RES/2608]
  • 15 Nofeembar - Xaaladda Somalia [S/RES/2607]
  • 30 Agoosto - Ku saabsan muddo kordhinta sharciyadda ee UNSOM ilaa 31-da Maajo 2022 [S/RES/2592]
  • 12 Maarso - Kordhinta sharciyadda AMISOM ilaa 31 Diseembar 2021 [S/RES/2568]
  • 25 Febraayo - Kordhinta sharciyadda AMISOM ilaa 14 Maaso 2021 [S/RES/2563]

2020

  •   4 Diseembar - Tillaabooyinka kahortagga burcad badeedda Somalia [S/RES/2554]
  • 12 Nofeembar - Xaaladda Somalia [S/RES/2551]
  • 28 Agoosto - Kordhinta sharciyadda AMISOM ilaa 31 Agoosto 2021 [S/RES/2540]
  • 22 Juun - Kordhinta sharciyadda AMISOM ilaa 31 Agoosto 2020 [S/RES/2527]
  • 29 Maajo - Xaaladda Somalia [S/RES/2520]
  • 30 Maarso - Kordhinta sharciyadda AMISOM ilaa 30 Juun 2020 [S/RES/2516]
  • 30 Maarso - Warqad ka timi MW Golaha Amaanka oo ku saabsan Somalia [S/2020/247]
  • 28 Febraayo - War Saxaafadeed kasoo baxay Golaha Amaanka oo ku saabsan doorashada Somalia [SC/14133]

 2019

2018​

  • 16 Nofeembar - Xaaladda Somalia iyo Eritrea ee qiimaynta kooxda Monitoring Group (SEMG). [S/RES/2444]
  •   6 Nofeembar - Tillaabooyinka kahortagga burcad badeedda Somalia. [S/RES/2442]
  • 30 Luuliyo - Kordhinta sharciyadda AMISOM ilaa 31 Maajo 2019.  [S/RES/2431]
  • 15 Maajo - Kordhinta sharciyadda AMISOM ilaa 31 Luulyo 2018.  [S/RES/2415]
  • 27 Maarso - Kordhinta sharciyadda AMISOM ilaa 31 Maarso 2019. [S/RES/2408]

2017

  • 14 Nofeembar - Kordhinta sharciyadda AMISOM ilaa 15 Diseembar 2018. [S/RES/2385]
  •   7 Nofeembar - Tillaabooyinka kahortagga burcad badeedda Somalia. [S/RES/2383]
  • 30 Agoosto - Dib u eegista AU-UN ee gaynta ciidamada AMISOM ilaa 31 Maajo 2018. [S/RES/2372]
  • 14 Juun - Kordhinta sharciyadda AMISOM ilaa 31 Maarso 2018. [S/RES/2358]
  • 26 Maajo - Kordhinta sharciyadda AMISOM ilaa 31 Agoosto 2017. [S/RES/2355]
  • 23 Maarso - Kordhinta sharciyadda AMISOM ilaa 16 Juun 2017. [S/RES/2346]

 

2016

  •   7 Luuliyo – Kordhinta muddo xileedka AMISOM ilaa iyo 31ka bisha Maajo 2017 [S/RES/2297]

  • 27 Maajo – Kordhinta muddo xileedka AMISOM ilaa iyo 8da bisha Luulyo 2016 [S/RES/2289]

  • 24 Maarso – Muddo kordhin loo sameeyey xilka UNSOM illaa 31 Maarso 2017 [S/RES/2275]

 

2015

  • 10 Nofeembar - Cusbooneysiinta tillaabooyinka ka dhanka ah burcad badeedda Soomaaliya [S/RES/2246]

  •   9 Nofeembar - UNSOA oo isku beddeshey UNSOS, waxayna mas’uul ka tahay taageeridda AMISOM, UNSOM Xoogga Dalka Soomaaliyeed [S/RES/2245]

  • 23 Oktoobar - Qaraar ku saabsan Kooxda Kormeerka Soomaaliya iyo Eritrea (SEMG) [S/RES/2244]

  • 28 Luuliyo - Qaraar ku saabsan muhiimadda sii socoshada gulufka Al-shabaab ka dhanka ah [S/RES/2232]

  • 26 Maajo - Muddo kordhin loo sameeyey xilliga UNSOM illaa 7 Agoosto 2015 [S/RES/2221]

 

2014

  • 12 Nofeembar - Qaraar ku saabsan cusbooneysiinta tillaabooyinka la dagaallanka burcad badeedda Soomaaliya [S/RES/2184]

  • 24 Oktoobar - Muddo kordhin loo sameeyey hawlgalka AMISOM & wax ka beddel lugu sameeyey qodobo ka mid ah cunaqabateynta [S/RES/2182]

  • 29 Maajo - Muddo kordhin loo sameeyey UNSOM 12 bilood oo kale [S/RES/2158]

  •   5 Maarso - Cusbooneysiinta qayb ka mid ah xayiraadda hubka Soomaaliya [S/RES/2142]

2013

  • 18 Nofeembar - Cusbooneysiinta dagaalka caalamiga ah ee ka dhanka ah falalka burcad badeednimada xeebaha Soomaaliya, iyadoo la kaashanayo mas’uuliyiinta Soomaaliya [S/RES/2125]

  • 12 Nofeembar - Kordhinta muddada joogitaanka ciidamada AMISOM iyo tiradooda [S/RES/2124]

  • 24 Luuliyo - Qaraar ku saabsan xayiraadda hubka laga saaray Soomaaliya, si waafaqsan qaraarradii ka horreeyey ee 733 (1992), 1844 (2008) iyo 2093 [S/RES/2111]  

  •   2 Maajo - Abuuristii hawlgalka Taakuleynta Soomaaliya ee Qaramada Midoobey (UNSOM) [S/RES/2102] 

  •   6 Maarso - Qaraarka qeexidda joogista cusub ee QM ee Soomaaliya, iyadoo la isku raacay in Xafiiska Siyaasadda Qaaramada Midoobey ee UNPOS lugu beddelo hawlgal gaar ah oo siyaasadeed [S/2013/2093]

 

Hadallo uu jeediyey Madaxweynaha Golaha Ammaanka oo Soomaaliya khuseeya [2013]

  •   6 Juun - hadal uu ka jeediyey furitaankii UNSOM ee 3-dii Juun, iyo taageerada uu u hayo Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud, Mr Nicholas Kay.  [S/PRST/2013/7] 

 

War saxaafadeedka Golaha Ammaanka Soomaaliya [2013]

  • 13 Sebteembar - Ka dib xog-waran kooban oo ay jeediyeen WXG, Nicholas Kay Wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika Mahamat Saleh Annadif, kuna saabsanaa xaaladda Soomaaliya. [SC/11121]

  • 19 Juun - Ka dib markii Al-Shabaab weerar ku soo qaadeen xarunta QM ee Muqdisho. [SC/11039]

  • 13 Juun - Ka dib xogwarran kooban oo Kaaliyaha Xoghayaha Guud ka jeediyey xaaladda gobollada Jubbooyinka ee Soomaaliya. [SC/11032]