Muqdisho– Iyada oo ku soo aadday Maalinta Nabadda ee Caalamiga ayaa koox arday Soomaaliyeed waxay maanta ka qalin jabiyeen dereja Master-ka oo ku saabsan mowduucyo xiriir khaas ah la leh dhismaha nabadda Soomaaliya- waxaana lagu dhiirri geliyey in ay waxbarashadooda la xiriiriya