Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
302,400 oo talaalka halka mar ah ee Johnson & Johson oo Dowladda Mareykanka ugu deeqday Soomaaliya oo soo gaaray dalka.
New York — Golaha Ammaanka ee QM ayaa maanta yeelanaya kulan ay uga hadlayaan xaaladda Soomaaliya. Wakiilka Gaar ah ee Xoghaya Guud QM u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa kulanka Golaha Ammaanka warbixin ka siin doona xaaladaha waqti xaadirkan ka jira Soomaaliya.
Mudane Madaxweyne, Xubnaha sharafta leh ee Golaha,
Galab wanaagsan, Mudane Madaxweyne iyo wakiillada saxaafadda.
Waxaan Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye iyo kooxdiisa uga mahadcelinayaa sida diiran ee naloo soo dhoweeyay maanta.
Muqdisho – Saaxiibbada Caalamku* waxay soo dhaweynayaan horumarka laga sameeyay hirgelinta Heshiiskii 27-kii May oo ay wada saxiixeen Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynayaasha Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaa
Mudane Madaxeyne, Wakiillada Warbaahinta,
Muqdisho – Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay dhammaan Soomaalida u rajaynayaan “Ciid Wanaagsan.”