Ergeyga cusub ee Qaramada Midoobay oo soo gaaray magaalada Muqdisho

3 Jun 2013

Ergeyga cusub ee Qaramada Midoobay oo soo gaaray magaalada Muqdisho

Muqdisho – Ergaygga Gaarka ah ee cusub ee Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay (SRSG), Nicholas Kay, ayaa maanta yimid Soomaaliya is uu ula wareego waajibaadka xilkiisa, isagoo ah madaxa xafiiska cusub ee siyaasadda Qaramada Midoobay, oo la yiraahdo Hawlgalka Qaramada Midoobay u qaabilsan Kaalmada Soomaaliya (UNSOM). [Warsaxaafadeed]