Ergeyga QM Soomaaliya oo soo dhoweeyay heshiiska ku talagalka maamul loogu sameynayo gobollada dhexe

31 Jul 2014

Ergeyga QM Soomaaliya oo soo dhoweeyay heshiiska ku talagalka maamul loogu sameynayo gobollada dhexe

Muqdisho – 30 July 2014 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa soo dhoweeyay heshiiska maanta la gaaray in mabda’ ahaan maamul goboleed loogu sameeyo gobollada dhexe ee Soomaaliya. {}