Golaha Ammaanka ee QM oo maanta yeelanaya kulan ku saabsan Soomaaliya

25 May 2021

Golaha Ammaanka ee QM oo maanta yeelanaya kulan ku saabsan Soomaaliya

New York – Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan, ayaa maanta warbixin ka siin doona Golaha Ammaanka xaaladihii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.

Kulanku wuxuu billaaban doonaa 5:00 galabnimo (Xilliga Muqdisho) iyadoo si toos ah looga daawan karo halkan http://webtv.un.org.