Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa dhammaan umadda Soomaaliyeed u diray hanbalyo diiran oo ku aaddan bilashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan.
Muqdisho – Saaxiibada Beesha Caalamka* waxay ka welweleen war-saxaafadeedyadii mas’uuliyiinta qaarkood ay shalay la wadaageen bulshada kuna tilmaameen kulankii gogo-xaadhka iyo wadatashiga ahaa ee albaabadu u xidhnaayeen una dhexeeyay madaxda Dowladda Federaalka ah iyo Dowlad Gob
Muqdisho – Iyadoo ay Soomaalidu u diyaar garoobayaan soo dhaweynta Bisha Barakeysan ee Ramadaan, Beesha Caalamigu* waxay muujinayaan rajo ah in mabaadi'da aasaasiga ah ee milicsiga, dulqaadka, Iscafinta iyo dib-u-heshiisiintu ay u horseedi doonaan guul shir madaxeed oo ay yeeshaan hoggaami
Muqdisho – Iyadoo ay Soomaalidu u diyaar garoobayaan soo dhaweynta Bisha Barakeysan ee Ramadaan, Beesha Caalamigu* waxay muujinayaan rajo ah in mabaadi'da aasaasiga ah ee milicsiga, dulqaadka, Iscafinta iyo dib-u-h
Muqdisho – Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa cambaareeyay weeraradii shalay lagu qaaday fariisimaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay ku leeyihiin magaalooyinka Bariire iyo Awdhegle ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Muqdisho – Iyadoo u dabaaldegeysa Maalinta Caalamiga ah ee wacyigelinta iyo kaalmaynta miino saarista, ayaa Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay iftiimiyeen halkudhigga sanadkan ee ah ‘Samir, Iskaashi, Hore-u-socod’ laga yeesho ka-shaqaynta sidii loo ciribtiri lahaa khatar
Dhusamareb, Galmudug – Ku-xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay ahna iskuduwaha Qaramada Midoobay ee arrimaha bani'aadamnimada u qaabilsan Soomaaliya, Adam Abdelmoula, iyo Wakiilka Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ee Soomaaliya, Dr.