Musuq-maasuqa waa arrin muuqata oo ka jirta dunida taas oo dhibaato ba’an u geeysata dadka saboolka ah, cuuryaamisana kobaca dhaqaale ee ka dhexeeya dadka. Musuq-maasuqu wuxuu duudsiisaa adeegyada asaasiga ah ee lagu qaban lahaa lacagta sida daran loogu baahanyahay.