Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Catriona Laing, ayaa soo gebagebeynaysa hawsheeda bisha Maajo.
Muqdisho — Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay salaan diirran u diraysaa dhammaan dadka soomaaliyeed ee u dabbaal degaya dhammaadka bisha barakeysan ee Ramadaan.
Muqdisho – Maalinta Caalamiga ah ee Wacyigelinta Miinada iyo Kaalmaynta Wax ka qabadka Miinada, Qaramada Midoobay waxay dib u xaqiijinaysaa taageerada ay Soomaaliya ka siinayso ilaalinta nolosha dadka rayidka ah khataraha qarxyada iyo dhismaha nabadda iyada oo loo marayo horumari
Garowe – Iyada oo weli ku guda jirta la-tacaamulkii joogtada ahaa ee ay la lahayd Dowlad-goboleedyada Xubnaha Ka ah Federaalka, ayaa mas'uulka sare ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya waxaa ay maanta booqatey Puntland si ay ula yeelato wadahadallo ku saabsan baahiyada horumarka iyo
Muqdisho – Saaxiibada Caalamka ee Soomaaliya* waxay bogaadinayaan dadaallada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Baarlamaanka Federaalka ah ee lagu xaqiijinayo u hogaansanaanta Soomaaliya ee waajibaadka caalamiga ah iyo kuwa heer gobol ee khuseeya xuquuqul insaanka, oo ay ku jiraa
(Waa la tifaftirey si uu macnuhu u caddaado)
Mudane Madaxweyne,
Waad ku mahadsan tihiin soo dhoweyntiinna diirran.