Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho – Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa xaqiijisay in qof shaqaale ah oo u shaqeeya shirkad ganacsi oo qandaraasle ah oo la shaqeysa Qaramada Midoobay laga baaray oo laga helay cudurka coronavirus ka cusub (COVID-19).
Muqadisho – Qarammada Midoobay waxay ugu hambalyeynaysaa Soomaaliya inay gaartay marxaladda go’aaminta deyn fududeynta (cafinta) Barnaamijka Dalalka Saboolka ah ee Aadka u Qaameysan (HIPC) – taasoo ah tallaabo taariikhi ah oo horay loogu qaaday waddada uu dalku u marayo na
WAR-SAXAAFADEED 03/2020
Dhusamareeb – Geeddi socodka doorashada, arrimaha federalka, nidaaminta awood qaybisga, cadaalada iyo amniga, xuquuqda haweenka iyo dhallinyarada, maqaamka magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ayaa ka mid ahayd arrimaha looga wada hadlay intii lagu guda jirey wada tashiga dastuu
Garoowe — Horumarka lagagaary iyo caqabadaha wali jira ee la xiriira ahmiyadaha qarank ee Soomaaliya ee sannadka 2020 — oo ay ku jiraan dayn cafinta, qabashada doorashooyinka qof iyo cod, xoojinta amniga iyo dhammaystirka Dastuurka qaranka — ayaa kamid
Dadaallo adeegyo asasi lagu siinayo carruurtabarakacayaasha iyo dhallinyarada isla markaana lagu duminayoxayndaabyada shaqaalaynta dhallinyarada ayaa ku xirnaydbooqashadii maanta ee Baydhabo ee Ergayga Gaarka ah ee QM ee Soomaaliya, James Swan.
Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya ee caalamka* waxay walaac xooggan ka muujinayaan ciidamada amniga ee isku urursanaya gobolka Gedo ee Jubaland, Soomaaliya iyo isku dhacyadii 2dii bisha Maarso ka dhacay agagaarka Beled-Xaawo kuwaas oo sababay barakaca d
Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya ee caalamka* waxay walaac xooggan ka muujinayaan ciidamada amniga ee isku urursanaya gobolka Gedo ee Jubaland, Soomaaliya iyo isku dhacyadii 2dii bisha Maarso ka dhacay agagaarka Bel
WAR-SAXAAFADEED 02/2020