Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Mahadsanid Mudane Madaxweyne Cabdicasiis Xassan Maxamed ‘Laftagareen’ qaabilaadda iyo soo dhoweynta diirran oo adiga iyo kooxdaada aad mar labaad na siiseen.
The UN Deputy Secretary-General Amina Mohammed (foreground right) meets women leaders in Mogadishu, Somalia.
Ku Xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Amina J.
Muqdisho – Ku Xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Amina J Maxamed ayaa maanta booqasho ku tagtay Soomaaliya iyadoo is-barbartaagtay baaqyada ka imaanaya haweenka Soomaaliyeed ee ku aaddan in si buuxda oo siman looga wada qe
Muqdisho – Saaxiibada Beesha Caalamku* waxay ka walaacsan yihiin in muranka ku gedaaman waayitaanka Marwo Ikraan Tahliil Faarax uu abuurayo xiisado siyaasadeed oo saamayn ku yeelan kara habsami u socodka shaqada Dowladda Federaalka Soomaaliya carqaladeyn karana hannaanka doorasha
New York - Isniin, 30ka Agoosto, Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kordhiyay muddada shaqo ee Howlgalka Kaalmada Qaramada Midoobay (UNSOM) illaa 31ka May 2022, waxa ayna codsadeen in la xoojiyo joogitaankeeda dalka oo dhan “hadba inta ammaanku
Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* ayaa soo dhoweeyay shirka Madasha Wadatashiga Qaran (MWQ) ee 21 iyo 22 Agoosto, waxayna bogaadiyeen wadatashigooda joogtada ah si horey loogu wado hanaanka doorashada.
Kismaayo - Haweenka barakacayaasha ah iyo kuwa la haybsooco ee Dowlad Goboleedyada Federaalka Soomaaliya ee Jubaland iyo Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa dhowaan heli doona dhiirrigelin ku aaddan dadaallada lagu dhisayo adkeysigooda, isku-tiirsan