Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho – Iyada oo soo gabogabeyneysa booqashadii saddexaad ee ay ku tagto dalkan ku yaalla Geeska Afrika, ayaa Khabiirka Madaxa Bannaan ee Xaaladda Xuquuqda Aadanaha ee Soomaaliya waxaa ay ka hadashey qaar ka mid ah waxyaabihii ay ku s
Muqdisho – Iyadoo xusaysa Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka, ayaa Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay iftiimisay shaqada muhiimka ah ee suxufiyiinta Soomaaliyeed ay ku soo tebiyaan caqabadaha cimilada ee dalkooda haysata waxayna dhiirigelisay in la kordhiyo tebinta.
Baydhabo – Iyadoo sii wadata kulamadeedii ambabixista ee ay la yeelanayso madaxda Soomaaliya, Sarkaalka ugu sarreysa QM ee Soomaaliya ayaa maanta booqasho ku tagtey magaalada Baydhabo, halkaasi oo ay kula kulantey Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed ‘La
Isla sidii hadalka loo jeediyey
Subax wanaagsan.
Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Catriona Laing, ayaa soo gebagebeynaysa hawsheeda bisha Maajo.
Muqdisho — Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay salaan diirran u diraysaa dhammaan dadka soomaaliyeed ee u dabbaal degaya dhammaadka bisha barakeysan ee Ramadaan.