Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
New York - Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa maanta ku dhawaaqay magacaabista Raisedon Zenenga oo u dhashay dalka Simbabwe in uu noqdo Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Howlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM).
Gaalkacyo – Carruur badan oo Soomaaliyeed ayaa in ay iskuul aadaan oo ay helaan waxbarasho wanaagsan ay weli u tahay riyo ay ku taamayaan in ay gaaraan.
Garoowe – Mudane Madaxweyne, Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya; mudane madaxweyne, Saciid Cabdullaahi Deni, Madaxweynaha Puntland; Xubnaha Baarlamaanka; Maamul-goboleedyada halkan jooga; Wasiirrada Do
Muqdisho – Koox arday qaadatey shahoodooyinka ka sarreeya tan koowaad oo ka kala socdey Soomaaliya iyo meelo kale ayaa maanta lagu dhiirrigeliyey in ay guulaha ay ka gaareen waxbarashada ay u adeegsadaan xallinta dhibaatooyinka ka jira dalalkooda’ – iyo duniba inteeda kale.
Muqdisho – Diyaarad xamuul ah oo Qaramada Midoobay qandaraas kula jirta ayaa maanta iyadoo degaysa ku soo dhacday garoonka diyaaradaha ee Ceel-Barde ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
New York – Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii shalay ka dhacay nawaaxiga garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, kaasoo sababay dhimashada xubin ka tirsan ciidamada Yugaandha, ee ilaaliya xarunta Qaramada Midoobay.
Muqbisho – Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerar hoobiye ah oo Khamiistii lagu dilay xubin ka tirsan Ilaalada Qaramada Midoobay.