Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqbisho – Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerar hoobiye ah oo Khamiistii lagu dilay xubin ka tirsan Ilaalada Qaramada Midoobay.
Moqdisho – Qaramada Midoobay waxay xaqiijinaysaa inuu jiro shil diyaaradeed oo ay ku lug lahayd diyaarad Helicopter ah oo ay Qaramada Midoobay qandaraas kula jirto oo ka dhacay Galmudug, Soomaaliya. Diyaaradda helicopter-ka ayaa wadday duullimaad samata bixin caafimaad.
New York – Xoghayaha Guud ayaa maanta la hadlay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu isagu codsaday.
Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxay soo dhoweynayaan gabagabada doorashada madaxtinimada Puntland ee 8da Janaayo 2024. Waxaan ku bogaadinaynaa shacabka Dowlad Goboleedka Federaalka Puntland sida nabadda ah ee ay hanaanka u qabteen.
Muqdisho – Sanadihii yaraa ee la soo dhaafey, ka dib tobanaan sano oo ay jireen colaado iyo dagaallo sokeeye oo dareenka dadka ku jeediyey meelo kale, ayaa qaybta farshaxanka ee Soomaaliya ay iyada oo aan dadka u muuqan ay horumar hoostaa ka sameyneysey.
Muqdisho – Iyadoo la xusayo maalinta xuquuqul insaanka iyo sanadguurada 75-aad ee Baaqa Caalamiga ee Xuquuqul Insaanka , Qaramada Midoobay ayaa maanta dib u xaqiijiisay taageerada hagar la'aanta ah ee ay siiso Soomaaliya si loo xaqiijiyo ku Bayaanka .