Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay u rajaynaysaa ummadda Soomaaliyeed Ramadaan nabad ah

2 Apr 2022

Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay u rajaynaysaa ummadda Soomaaliyeed Ramadaan nabad ah

Muqdisho – Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa hambalyo diiran u diraysa  dhammaan shacabka Soomaaliyeed bilowga  curashada bisha barakeysan ee Ramadaan.

‘’Bahda  Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxa uu u rajeeynyan dhammaan dadka Soomaaliyeed Ramadaan nabad ah, oo ay wada qataan  qoysaka  iyo asxaabta , waxayna xaqiijinayaan sida ay uga go’an tahay inay taageeraan dadaalkooda ku aaddan dhisidda mustaqbalka midnimada iyo wadajirka ee la xiriira waqtigan gaarka ah” ayuu yiri Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, James Swan’’.

Ramadan Mubarak, Ramadan Wanaagsan!