Download 160128_warbixinta_egxg_uu_ujeediyay_ga_ee_qm_janaayo_oo_ku_saabsan_xaaladda_soomaaliya_0.pdf (117.22 KB)
Addis Ababa, 28 Jannaayo 2016 – Michael Keating, Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud (WGXG) ee islamarkaana ah madaxa hawlgalka QM ee Soomaaliya (UNSOM), ayaa Golaha Ammaanka u xog-warramay.