Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho - Maalmahan, jardiinooyinkii aadka loo jeclaa iyo fasalladdii buuxi jiray ee jaamacadda Plasma ee magalada Muqdisho ayaa ah kuwa maran.
Muqdisho – Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa dhamaan dadka Soomaaliyeed u dirtay hambalyadeeda ugu qiimaha badan ee ku aaddan munaasabadda bilashada bisha barakeysan ee Ramadan.
Garoowe – Si lamid ah waddamada caalamka oo dhan, ayaa Soomaaliya waxay bartanka uga jirtaa dagaalka lagula jiro Coronovirus (COVID-19) oo noqday musiibo caalami ah, xilli dalka Soomaliyana kiiskii ugu horeeyay looga dhawaaqay bartamihii b
Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxay muujinayaan garab-istaagga ay garab-taaganyihiin dadka iyo dowladda Soomaaliyeed ee dhamaan heer kasta oo looga hortegayo loogana diyaar-garoobayo caabuqan saf-mareenka ah ee haleelay dunida (COVID-19).
Muqdisho – Munaasabadda Maalinta Caalamiga ee wacyigelinta iyo Kaalmaynta miino saarista, Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa maanta iftiimiyay baahida loo qabo in la iska kaashado sidii loo ciribtiri lahaa khataraha miinooyinka ee ku wajahan Soomaalida iyo horumarka Soo
Muqdisho – Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa maanta xaqiijsay in qof shaqaale caalami ah oo ka tirsan shirkad gaar loo leeyahay oo qandaraas ahaan ula shaqeysa Qaramada Midoobay laga helay cudurka cabuuqa coronavirus ee cusub (COVID-19).
Muqdisho – Soomaaliya, sida dalal kale oo badan oo adduunka ah, waxay wajahaysaa caqabadda aan horay loo arag ee cudurka coronavirus (COVID-19).
Muqdisho – Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa xaqiijisay in qof shaqaale ah oo u shaqeeya shirkad ganacsi oo qandaraasle ah oo la shaqeysa Qaramada Midoobay laga baaray oo laga helay cudurka coronavirus ka cusub (COVID-19).
Muqadisho – Qarammada Midoobay waxay ugu hambalyeynaysaa Soomaaliya inay gaartay marxaladda go’aaminta deyn fududeynta (cafinta) Barnaamijka Dalalka Saboolka ah ee Aadka u Qaameysan (HIPC) – taasoo ah tallaabo taariikhi ah oo horay loogu qaaday waddada uu dalku u marayo na