Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Deeqa Maxamuud Diiriye, waa hooyo mashquulkeedu badan yahay, soona bar baarisay afar caruur ah oo da’adoodu u dhaxayso 10 illaa 20 sano.
Muqdisho – Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay hambalyo diiran u dirayasaa dhamaan umadda Soomaaliyeed oo u dabbaaldegaya Ciidul Adxaa.
Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya* ee beesha caalamka waxay muujinayaan walaacooda iyo rajada adag ee ay ka qabaan in arrimaha siyaasadeed ee dhowaan soo kordhay, oo ay ku jirto arrintii ka dhacday Baarlamaanka Federaalka, aanay wiiqi doonin dadaa
Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxay rajeynayaan in kulankii muhimka ahaa ee ay madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) iyo Dowlad Xubnaha ka ah Federaalka (DXF) ku yeesheen magaa
Xuquuqda dijitaalka ah maahan waxa durbadiiba kugu soo dhacaya marka laga hadlayo horumarka Soomaaliya, laakiin Cabdifataax Xasan Cali ayaa isku dayaya in uu taas beddelo.
Muqdisho - Waxaa horumar laga sameeyey baarista saamiyada Covid-19 ee Somalia oo heshay shaybaar, taasoo uu bogaadiyey Ergayga QM u fadhiya Somalia, oo sheegay inuu door wanaagsan ka ciyaarayo mustaqbalka.
Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya ee Caalamka (ee hoos ku qoran) waxay la socdeen khudbadii 27-kii Juun ay Golaha Shacabka ka hor-jeedisay Guddoomiyaha Gudduga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka (GMDQ), khudbada
Muqdisho – Isagoo ku guda jira booqasho uu maanta ku tegay Shaybaarka Qaran ee Caafimaadka Bulshada ee Soomaaliya (National Public Health Reference Laboratory), ayaa Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan dalka wuxuu bogaadiyay horumarka Soo
Kismaayo – Caasho Macallin waxa ay ku soo noqotay magaalo Xeebeedka Kismaayo ee kutaalla Koonfurta Soomaaliya bishii Maarso 2019, kaddib sanado badan oo ay ku qaadatay xereda qaxootiga ee Dhadhaab ee dalka Kenya, halkaas oo ay xoogsato ku ahayd.