Muqdisho – Barnaamijka dib-u-dhiska Booliska Soomaaliyeed ee marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaanno JPP ayaa shalay helay taageero maaliyadeed oo dhan 8 milyan oo Yuuro ka helay dowladda Jarmalka oo la kaashaneysa Hawlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya.