EG ah ee QM ayaa ku guubaabiyay dhinacyada oo dhan in ay ku xaliyaan Mooshinka Xilkaqaadist

14 Sep 2015

EG ah ee QM ayaa ku guubaabiyay dhinacyada oo dhan in ay ku xaliyaan Mooshinka Xilkaqaadist

Muqdisho – Ergayga-Gaarka ah ee Xog-hayaha Guud ee Qaramada Middobay u Qaabilsan Soomaaliya, Mr. Kay ayaa soo dhoweeyay sida waxtarka leh ee ay dhammaan dhinacyadda oo dhan ay oogu howshoonyihiin sidii ay wadahadal oogu dhamayn lahaayeen khilaafka ka dhashay Mooshinka xil kaqaadista iyo sida ay ooga go’antahay arrimaha nabadda iyo xasillooniduba.