EG ah ee QM Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya oo soo dhoweeyay caleema saarki Madaxweynaha Maamulka Ku

16 Sep 2015

EG ah ee QM Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya oo soo dhoweeyay caleema saarki Madaxweynaha Maamulka Ku

Kismaayo – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabislan Soomaaliya, Nikolas Kay, ayaa soo dhoweeyay caleema saarki Sheekh Axmed Maxamed Islaam “Madoobe”, oo ah Madaxweynaha Maamulka Kumeelgaarka ah ee Jubba (IJA). [WARSAXAAFADEED]