EQ QM u Qaabilsan Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay Ku-dhawaaqista Madasha Wadatashiga Qaranka ee Hanaan

21 Sep 2015

EQ QM u Qaabilsan Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay Ku-dhawaaqista Madasha Wadatashiga Qaranka ee Hanaan

Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya, SRSG Kay ayaa soo dhoweeyay ku dhowaaqista rasmiga ah ee lagu dhowaaqay Madasha Wadatashiga Qaranka ee Hanaanka Doorashooyinka 2016.