ERGAYGA GAARKA AH EE QM MICHAEL KEATING AYAA MUNAASABADDA CIIDUL-ADXADA EE DHAMAADKA XAJKA XAJKA MAKA HAMBALYO DIIRRAN DADAKA SOOMAALIYEED

21 Aug 2018

ERGAYGA GAARKA AH EE QM MICHAEL KEATING AYAA MUNAASABADDA CIIDUL-ADXADA EE DHAMAADKA XAJKA XAJKA MAKA HAMBALYO DIIRRAN DADAKA SOOMAALIYEED

Muqdisho  “Munaasabadda Ciidu-adxada awgeed, waxaan ugu hambalyeynayaa dhammaan Soomaalida iyo qoysaskooda farxadda ciidda. Maanta waa xilliga fikirka wanaagsan iyo isku naxariisashada, oo aan xasuusan lahayn kuwa caawimaadda nooga baahan. Waxaan rajeynayaa in firfircoonidaas aan uga faaiideysanno dhisidda nabadda iyo xasiloonida Soomaaliya. Ciida wanaagsan!” Ayuu yiri Mudane Keating.