Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo soo dhoweeyay heshiiska Maamulka cusub ee Ku-meelgaarka ah ee Koonfur Galbeed ee Baydhabo

24 Jun 2014

Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo soo dhoweeyay heshiiska Maamulka cusub ee Ku-meelgaarka ah ee Koonfur Galbeed ee Baydhabo

Muqdisho – 23 June 2014 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa soo dhoweeyay heshiiska maanta la gaaray ee ah in maamul goboleed cusub oo ku meelgaar ah laga dhiso koonfur galbeed Soomaaliya.