Ergeyga QM oo soo dhoweeyay dhaarinta xubnaha baarlamaanka Maamulka Ku-meelgaarka cusub ee Galmudug

23 Jun 2015

Ergeyga QM oo soo dhoweeyay dhaarinta xubnaha baarlamaanka Maamulka Ku-meelgaarka cusub ee Galmudug

Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa soo dhoweeyay dhaarinta xubnaha baarlamaanka Maamulka Ku-Meelgaarka cusub ee Galmudug oo maanta ka dhacday magaalada Cadaado.