Ergeyga QM Soomaaliya soo dhoweeye heshiiska Himan iyo Heeb saxiixeen

7 Aug 2014

Ergeyga QM Soomaaliya soo dhoweeye heshiiska Himan iyo Heeb saxiixeen

Muqdisho – 6 Agosto 2014 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa soo dhoweeyay Ximan iyo Xeeb oo ku biiray oo saxiixay heshiiska mabda’ ahaan lagu dhisayo maamul goboleed ay yeeshaan gobollada dhexe ee Soomaaliya.{}