Ergeygga Qaramadda Midoobay oo Booqday Buntland

13 Jul 2013

Ergeygga Qaramadda Midoobay oo Booqday Buntland

Garoowe, 13 Juulay 2013 – Ergeygga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay (SRSG), Nicholas Kay, ayaa booqasho ku yimid Garoowe, Buntland, aroornimadii maanta, taasoo ah booqashadii ugu horeysay ee uu ku tago Puntland tan iyo markii uu qabtay xilka madaxa Hawlgalka Qaramadda Midoobay ee Kaalmada Soomaaliya (UNSOM) 3dii bishii June.