Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho – Saaxiibada beesha caalamku* waxay soo dhoweynayaan magacaabidda Guddiyada Heer Dowlad Goboleed ee Hirgelinta Doorashada Jubaland iyo Puntland, ee la soo bandhigay 27ka bisha Janaayo.
Jowhar - Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo ku sugan Hirshabeelle ayaa soo dhoweeyay horrumarradii ugu danbeeyay ee laga gaaray xaaladaha cakirnaa ee la soo darsayay doorashooyinka qaran ee dalka.
Galab wanaagsan Md. madaxweyne,
Muqdisho – Xilli Soomaaliya ay ka gudbeyso sanad-guuradii 30-aad ee ka soo wareegtay tan iyo markii uu qarxay dagaalkii sokeeye, ayey saraakiil sar sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay xuseen geesinimada iyo adkeysiga muwaadiniinta Soomaaliyeed kuwaas oo u adkeystay qaar ka mid ah
Garowe – Hawsha lagu diiwaan galinayo, lagula soconayo, laguna kaydinayo xogta la xiriirta kiisaska shaqaaqooyinka ka dhanka ah Jinsiga (GBV) ee Dawlad Goboleedka Puntland ayaa laga qabaa rajo baaxad leh oo sare loogu qaadayo arimahan, wuxuuna kusoo aadaya xilli shalay xarigga la
Garowe – Wufuud wakiilo ah oo ka socday Qaramada Midoobay ayaa maanta booqday maamul gobolleedka Puntland ee waqooyi bari Soomaaliya si ay ula kulmaan hoggaankeeda ugalana hadlaan taageerada ay siiyaan.
Galab wanaagsan, Md. Madaxweyne, bahda warbaahinta.
Madaxweyne adiga iyo kooxdaadaba waad ku mahadsantihiin soo dhaweynta diirran ee aad noo fidiseen maanta.
Dhuusomareb – Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo ku hawlan sii wadida kulamada ay la yeelanayaan hoggaamiyeyaasha maamul goboleedyada Soomaaliyeed ayaa booqday maamulka Galmudug si ay uga wada hadlaan sida ugu wanaagsan ee ay dowladaha caalamka u taageeri karaan hawl
Madaxweyne adiga iyo kooxdaada waad ku mahadsantihiin soo dhaweynta diiran ee aad noo fidiseen maanta.