Muqdisho – Dawladda Talyaaniga ayaa ku kordhisay $2 milyan doollar oo tabarucaad ah si loogu maalgeliyo Barnaamijka Horumarinta Qaybaha Wax-soo-saarka (PSDP) kaasoo lagu doonayo in lagu kobciyo shaqo abuurka, helitaanka fursadaha dhaqaale ee haweenka iyo dhalinyarada, horumarinta