Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
New York – Munaasabadda sannadkan ee Maalinta Caalamiga ah ee Soo Afjaridda Ciqaab La’aanta Kuwa Geysta Dembiyada Ka Dhanka ah Saxafiyiinta, adduunku, oo ay warbaahintu ka mid tahay, wuxuu waja
UNICEF PHOTO ESSAY
Fahima Axmed Xasan oo 25 jir ah waa abaabule bulsho ah, taas xadkii loogu talagalay ka gudubta si ay u xaqiijiiso in waalidiinta dhalay carruurta ay da’dooda ka hooseyso shan sano si weyn loogu wargaliyo ol’olaha tallaalka dabeysha, diyaarna u ah in ay tallaasho carruurtooda.
Muqdisho – In kasta oo ay horumar sameysay sanadihii la soo dhaafay Soomaaliya, haddana weli waa ay ka fogtahay in ay noqoto meel u sahlan dhanka ganacsiga gaar ahaan haweenka.
Muqdisho – Iyadoo adduunku u dabaaldegayo sannad-guurada 20aad ee kasoo wareegtay Qaraarkii Golaha Amaanka ee tirsigiisu ahaa 1325, ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay waxay maanta ugu hambalyeeyeen haweenka Soomaaliyeed guulaha ay gaareen, waxayna carrabka
Galab wanaagsan,
Waxaan uga mahad-celinayaa Madaxweynaha Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo kooxdiisa sida diirran ee ay inoo soo dhoweeyeen maanta.
Muqdisho – Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa dilka laba ka mid ah shaqaalaha samafalka, oo la sheegay inay
Galmudug – Xilli ay soo dhaweeyeen doorkii iyo gacantii uu ka geystay Madaxweynaha Galmudug in Soomaaliya u jideysato doorashooyin ayey wakiilada qaar ka
Muqdisho - Intii lagu gudo jiray xuska maalinta Qaramada Midoobay, waxa ay ergada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya muujiyeen xiriirka ka dhexeeya hey’adaha dalka iyo kuwa caalamka, iyaga oo xaqiijiyey in ay garab taaganyihiin Soomaaliya maanta iyo berriba.
Muqdisho – Iyadoo Soomaaliya ay isku diyaarineyso inay doorashooyin qabato, Qaramada Midoobay ayaa maanta ifisay baahida loo qabo in la xaqiijiyo in saaxadda siyaasadeed ee dalka ay ahaato mid furan, oo oggolaanaysa in la muujiyo codadka iyo aragtiyada kala duwan taasoo qayb ka ah geeddi-s