Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Waxbarashada Caasha Maxamed Warsame ma aysan ahayn mid sahlan. Waxbarashada 23 sano jirtaan ayaa ku soo beegmay xili ay Soomaaliya sagaashameeyadi ka qarxeen colaado hubeysan.
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating, ayaa dadka iyo dowladda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda sanad-guurada 58aad ee kasoo wareegtay madaxbanaanida dalkooda.
Markii lagu sugan yahay magaalo ay galaafteen xaalado degdeg ah, waxaa ay u baahan tahay geesinimo, go’aan iyo naxariis si looga jawaab-celiyo dhibaato ka jirta caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
“Waxaa uu soo galay gurigeenna, dhulka ayuu igu qabtay kaddibna dhowr mar ayuu I dul fadhiistay.”
Noloshii uu carruurnimadiisii ku soo maray ayaa ku dhalisay Cabdinaasir Nuur dareen xoog leh oo ah in uu difaaco xuquuqda aadanaha.
WAR-SAXAAFADEED 08/2018
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating ayaa ugu hambalyeeyay dhamaan dadka Soomaaliyeed munaasabadda Ciidda Soonfurka (Ciidul Fitriga).
Muqdisho – Barnaamijika Wadajirka ah ee Boolisnimada(JPP) oo taageeraya hab-dhismeedka boolisnimada ee labada waji isla markana u gogol-xaadhaya marxaladda xigta ee dhinaca dhisidda adeegyo boolis ah oo xooggan oo heer qaran iyo heer maamul goboleedba ah, ayay daahfurtay Dowladda
Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, Dowladaha Itoobiya, Talyaaniga, Norway, Sweden, Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska iyo Maraykanka ayaa soo dhoweeyay natiijooyinka qiimaha leh ee ka soo baxay shirkii Golaha Amniga Qaranka ee 3-5 Juunyo ugu qabsoomay m
Kaaliyaha Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Siyaasadda, Rosemary DiCarlo ayaa soo gabogabeysay booqasho hal maalin ah oo ay ku timid Soomaaliya, waa socdaalkeeda koowaad ee ay dal ku booqatay tani iyo markii xilka loo magacaabay bil ka hor.