Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho – Ergaygga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramadda Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya, Nikolas Kay, ayaa cambaareeyay weerarkii argigixisinimo ee maanta laga fuliyay Muqdisho, aga-gaaraka Gegida- diyaaradda.
Muqdisho – Mas’uulka ugu sarreeya ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha siyaasadda, Jeffrey Feltman, ayaa booqasho ku yimid Soomaaliya manta si uu u muujiyo taageeradiisa, taasoo imanaysa ka dib markii dhowaan la weeraray Xarunta/ Xerada Qaramada Midoobay ee magaalada Muqdisho, iyo si
Muqdisho – Ergaygga- Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramadda Middobay u Qaablisan Arrimaha Soomaaliya, Nikolas Kay ayaa cambaareeyay weerarka loo geestay Xarunta ka Dhexaysa Hayaddaha Qarammada Middobay ee ka shaqeeyay Soomaalia, kuna taala Muqdisho.
Hargeisa – Ergayga cusub ee Gaarka ah ee Xoghayaha Qaramada Midoobay, Nicholas Kay, wuxu yimid Hargeysa, Somaliland subaxnimadii maanta si uu kulan ula yeesho Mudane Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo madaxda kale ee Somaliland.
Muqdisho – Ergaygga Gaarka ah ee Xog-hayaha Guud ee Qaramadda Middobay u Qaabilsan Arrimaha Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay yaa maanta ku baaqay in si deg-deg ah loo joojiyo dagaalka ka socda magaalada Kismaayo.
Muqdisho – Ergaygga Gaarka ah ee cusub ee Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay (SRSG), Nicholas Kay, ayaa maanta yimid Soomaaliya is uu ula wareego waajibaadka xilkiisa, isagoo ah madaxa xafiiska cusub ee siyaasadda Qaramada Midoobay, oo la yiraahdo Hawlgalka Qaramada Midoobay u qaabilsan